
War Saxaafadeed Ururada Wadaniga Ah Somaliland
Maanta oo Ah Bisha 01/16/2020 hadaanu nahay Ururada Todobada ee ka Hawlgala Somaliland Ee ay ka dhan lahayd AYODA HAVAYOCA HAYDA IBRT UVENCO ADAM Ayaa U cadeeyay Bulshada In barnaamijka XOOGSADE uu Yahay Hal Abuurkii Hayadahaa Todobada AH isla Markaana Ay Shirkada Telesom u Fududaysay Kuna Taageertay in Appka Xoogsade Uu Hirgalo Taaso Looga Dan leeyahay In ay Shaqo Abuur U samayso Xoogsatada somaliland U dhashay Oo Kaliya Waana Barnaamij Tijaabo Ah Ujeedadiisuna ay Tahay In Kor Loogu Qaado Tayada iyo Wax Qabadka Xoogsatada.
War Saxaafadeed Ururada Wadaniga Ah Somaliland
Maanta oo Ah Bisha 01/16/2020 hadaanu nahay Ururada Todobada ee ka Hawlgala Somaliland Ee ay ka dhan lahayd AYODA HAVAYOCA HAYDA IBRT UVENCO ADAM Ayaa U cadeeyay Bulshada In barnaamijka XOOGSADE uu Yahay Hal Abuurkii Hayadahaa Todobada AH isla Marka