Education in Emergency Response to Drought impact on Learning.

0
Tuesday November 02, 2021 - 17:44:21 in News & Events by Super Admin
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Education in Emergency Response to Drought impact on Learning.

    Hay'ada wadaniga ah ee AYODA ayaa maanta oo bishu tahay 31.10.2021 tabobar soconaayay mudo labo cisho ah u soo af- meertay 100 boqol macallin oo ka kala socday qaar ka mid ah Dugsiyada hoose dhexe ee degmoiyinka Hargeysa,Oodweyne,Burco,Caynabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'ada wadaniga ah ee AYODA ayaa maanta oo bishu tahay 31.10.2021 tabobar soconaayay mudo labo cisho ah u soo af- meertay 100 boqol macallin oo ka kala socday qaar ka mid ah Dugsiyada hoose dhexe ee degmoiyinka Hargeysa,Oodweyne,Burco,Caynabo iyo Laascaanood. Tabobarkan oo ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo xirfada macalimiinta ka hawl gala dugsiyadaasi. Tabobarkan waxa lagu qabtay degmooyonka Hargeysa,Burco iyo Laascaanood oo si xidhiidha uga socday. Tabobarkani wuxuu qayb ka ahaa mashruuca gargaarka waxbarashada degdega ah ee dugsiyada ay saameeyeen abaaruhu (Education in Emergency Response to Drought impact on Learning).Mashruucani oo lagu taageeraayay 30 dugsi oo ku yaala degmooyinka kor ku xusan waxaa maal gelisay hay'ada UNICEF, waxa fulinaysay AYODA waxaana maamulaysay wasaarada waxbarashada. Ugu danbayn wuxuu mashruucani diirada saarayaa sidii kor loogu qaadi lahaa tayada waxbarasho ee dugsiyadii ay saameeyeen abaarihii dalka ka dhacay. Wuxuuna mashruucani ka taageerayaa dugsiyadaasi dhinacyo kala duwan oo ahmiyad weyn u leh.























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip